Carruur agoon ah oo la guddoonsiiyay deeq lacag ah
Ardaydii ka baxday Iskoolka Bartamaha Sanadihii 1984 illaa 1990-kii ayaa lacag ay iska soo arruuriyeen waxaa lagu ciid siiyey caruur agoon ah kuwaas oo ku nool magaalada Muqdisho. 60-dan Agoon...
Read more











