Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Shirka Qaramada Midoobay kaga hadlay arrimaha garsoorka dalka “SAWIRRO”
Shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa diirada lagu saaraa arrimaha Garsoorka iyo sidii loo horumarin lahaa Hannaanka Caddaaladeed, waxaana shirka lagu qabtay magaalada New York ee dalka Mareykanka...
Read more











