Mashruuc lagu afurinayo dadka danyarta ah oo laga hirgeliyay Baydhabo
Magaalada Baydhabo waxaa laga bilaabay afurinta dadka danta yar ee ku sugan magaalada kuwasoo kasoo barakacay qaybo ka mid ah Gobolka Bay. Guddoomiye ku-xigeenka taakuleynta Guddi loo xilsaaray afurinta Gobolka...
Read more










