Diblomaasiyiin Soomaaliyeed oo tababbar loogu soo gabo gabeeyay Dalka Qatar “SAWIRRO”
Diblomaasiyiin ka socday Dawladda Soomaaliya ayaa tababbar loogu soo xiray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, waxaana intii uu tababbarku socday ka faa'iidaysteen casharo kala duwan oo la xiriira siyaasadda...
Read more










