Ku dhawaad 800 Qoys oo dan yar Isla markana ku nool xeroyinka barakacayasha Degmada Doolow ee Gobalka Gedo ayaa ka faa'iidaystay Deeqdan rashinka oo ay Dowladda Soomaaliya ku wareejisay Dowlad...
Read moreGuddoomiyaha Degmadda Waajid ee gobolka Bakool Mudane Cabdullaahi Aaden Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgallo xaley ka fuliyeen qaybo ka mid ah degmada Waajid. Ee gobalka Bakool Wareysi uu siiyey...
Read moreHowlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa tababbar u soo gabo gabeeyay 60 askari oo ka tirsan ciidamada amniga dalka, kuwaasi oo la barayay hanaanka looga hortagayo askaraynta carruurta xiliyada dagaalka....
Read moreXildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Guddiga Difaaca ee Golaha shacabka, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Jeneraal Liibaan Cali Yerrow iyo sidoo kale guddoomiyaha Maxkamadda Darajada...
Read moreMudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan arrimo dhowr ah oo ku saabsan marxaladda dalka ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlayaa saddex...
Read moreWasiirka Wasaarrada dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka codsatay safaarradda Jabuuti ee Soomaaliya in xulka kubadda cagta Jabuuti ay ciyaar saaxiibtinimo ay ku ciyaaraan magaalada...
Read moreKulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar , waxaana ajendaha kulanka uu ahaa qeybinta heshiis dhex maray Soomaaliya iyo Hindiya oo...
Read moreXildhibaan Idiris Cabdi Dhaktar oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, isla markaana xubin ka ah Baarlamanka Afrika ayaa shir Jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Baydhabowaxa waxa uu...
Read moreShirkani oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Wadanka Yeman ayaa lagu qabtay Caasimadda Dalka Jabuuti, waxaana kasoo qeyb galay Madaxda ugu sareysa Hay’ada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho