Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Muqdisho booqasho jooga. Kulankan soo dhoweynta ah ayaa maanta Guddoonka Golaha Shacabka...
Read moreKulan lagu wacyi gelinayay Haweenka degaannada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada baydhabo oo xarun ku meel gaar u ah maamulkaasi. Kulankan oo ay si wada jir ah...
Read moreShirka sedexdii bilba mar qabsooma ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka (MoCA Forum) ayaa maanta si habsami leh uga furmay magaalada Garoowe, waxaana shirka furay Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiim Xaaji...
Read moreXulka kubadda cagta ee Jubbaland ayaa ku guuleystay Tartanka Cayaaraha ee maamul goboleedyada ka socday garoonka Koonis Stadium degmada C/casiis ee Goboka Benaadir, kaddib markii ay cayaartii kama dambeysta ahayd...
Read moreMuqdisho, December 20, 2017--Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay sannad-guurada 74-aad ee aas-aaska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhammaan Taliska iyo...
Read moreSheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kaddib heshiiskii ay wada galeen Ahlusunna iyo Galmudug kana dhacay Jabuuti iyo Muqdisho Madaxda Soomaaliyana...
Read moreMogadishu, December 20, 2017 - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Ali Khaire, attended the 74th anniversary of the establishment of the Somali Police Force,...
Read moreWasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa gaaray magaalda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, halkasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Wasiirka iyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidanka kala hadlay arimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho