Madaxwaynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah “SAWIRRO”
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 25 December 2017 kormeeray xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacyo , isla mar ahaantaana xarigga ka jaray sadex waddo...
Read more











