Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay biyo la’aanta oo lagu qabtay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlayey wax ka qabashada biye yarida ka jirta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Biyaha Dawladda Federaalka iyo tan Koonfur Galbeed oo taagyeero Maaliyadeed ka helaysa Bankiga adduunka.

Waxaana kulanka ka soo qeybgaley Ku-simaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga Gudaha . Wasiir kuxigeenka Wasaarada Biyaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Wasaaradda Biyaha Koonfur Galbeed, Wakiilo kakala socoday Shirkadaha maamula Biyaha magaalada, masuuliyiin ka socoday Bankiga adduunka iyo hay’ada socdaalka adduunka ee IOM

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Kulanka oo intiisa badan diiradda lagu saarayey wax kaqabashada biyo yarida ku soo noqnoqotay magaalada Baydhabo sanadahii dambe iyo sidii xal looga heli lahaa ayaa waxaa si toos ah ufuray kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelaay.

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Cabdullaahi Cali Watiin iyo Cali Wardheere Cabdiraxamaan Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ka mid ahaa ka qeyb galayaasha kulanka oo goobta ka hadley waxa ay umahad naqeen Bankiga Adduunka iyo Dawladda Soomaaliyeed oo iska kaashanayaย  wax ka qabashada niyo la’aanta magaalada Baydhabo.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada biyaha Xukuumadd Federaalka Soomaaliya Cusmaan Libaax Ibraahimย  iyo Wasiirka Wasaaradda Biyaha Koonfur Galbeed Aadan Xasan Usaama ayaa sheegay in labada Wasaaradood ay iska kaashanayaan wax ka qabashada biyo la’aanta Baydhabo.

Previous Post

Guddiyo Waxbarashada qaabilsan oo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo

Next Post

Eng Yarisow โ€œWasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadirโ€

Next Post
Eng Yarisow โ€œWasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadirโ€

Eng Yarisow โ€œWasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadirโ€

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In