Xulka Kubadda Cagta ee Puntland oo u soo gudbay kama dambeysta tartanka
Xulka kubada Cagta ee Puntland ayaa iska xaadirisay kama dambeyska koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir ee ka socda garoonka Koonis Stadium kaddib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda martida...
Read more










