Xuska 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabadda 1-da Luulyo ee xalay lagu qabtay Garoowe.
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabadda 1-da Luulyo ee xalay lagu qabtay Garoowe.
Read moreGuud ahaan Soomaaliya ayaa looga dabaal dagayaa sanad guuradii ka soo wareegtay xilligii Gobollada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur oo hadda...
Read moreHey’adda qaabilsan arrimaha qaxootiga ee aduunka IOM ayaa sheegtay in xeebaha dalka Liibiya ay ku dhinteen in ka badan 60 qof kuwaas oo aduun yar oo wateen kula qalibantay. Hey’addu...
Read moreXuska munaasabadda 1-da Luulyo ayaa goordhaw ka bilaabatay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho, halkaasi oo ay ku suganyihiin Madaxda Qaranka, diblomaasiyiin, marti sharaf iyo xbno kale oo munaasabadda lagu casuumay....
Read moreMaxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay todobo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kadib xukun horey loogu riday. Guddoomiyaha Maxkamadda Gaashaanle Sare Cawil...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax Dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ubax dhiga ka dib ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda halkaas wuxuu...
Read moreWasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa caawa si wada jir ah...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo kamid ah madaxda ka qeyb galaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay in qaxootiga Soomaaliyeed la siiyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho