Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Sudan oo furtay buugga Tacsida Qaran “SAWIRRO”
Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Koonfur Sudan ayaa furtay Buugga tacsida Qaran Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna Xog-hayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya magaalada Juba ee caasimadda Koonfur Sudan Mudane Maxamed Cali...
Read more











