Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo bogaadiyay howlgallada ka socda Gobolka Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ciidamada X.D.S. oo Shabaab kala wareegay Deegaanno ka tirsan Sh/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa waxa uu ka hadlay howlgallada ciidamada dowladda ay ka wadaan qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Xildhibaanka oo maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa waxaa uu sheegay in ujeedka socdaalka uu yahay sidii lagu dhiiri gelin lahaa ciidamada Gobolka ka wada xoraynta maleshiyaadka Al-Shabaab.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxaan aad ula soconaa in magaalada maleeshiyaadkii ku soo dhawadeen waxaana rabnaa inaan howlgalada lagu ciribtirayo Nabad diidka aan dhiiri gelino, shacabka Gobolka waxaa dan ugu jirta in amnigooda sugtaan ciidamadana ay gacan siiyaan” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Gobolka Hiiraan aysan ka jirin isicmaalka lacagta shilin Soomaaliga ah, taasina ay dhibaato weyn ku qabaan shacabka, gaar ahan qoysaska danyarta ah.

“Waxaan rabnaa in aan ogaano xaaladda nololeed ee shacabka ku nool gobolka Hiiraan, nasiib daroweyn waaye in lacag goobo kale lagu soo sameeyay in ganacsatada ay keenaan magaalada, dadkiina lagu dhaco”. ayuu Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow hadalkiisa ku daray.

Hadalka Xidhibaanka ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo Gobolka ay ka socdaan howlgallo ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo goordhaw gaaray magaalada Qardho ee gobolka Bari.

Next Post

Dowladda Kuwait oo shaacisay in mashaariic horumarineed ay ka fulin doonto Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Kuwait oo shaacisay in mashaariic horumarineed ay ka fulin doonto Soomaaliya “SAWIRRO”

Dowladda Kuwait oo shaacisay in mashaariic horumarineed ay ka fulin doonto Soomaaliya "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In