Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo la damiyay
Waxaa lagu guuleystay in la damiyo dabkii ka kacay saaka suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay qasaare hantiyadeed, iyadoo dhimashada inta la ogyahay la sheegay inay garayaan labo ruux...
Read moreWaxaa lagu guuleystay in la damiyo dabkii ka kacay saaka suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay qasaare hantiyadeed, iyadoo dhimashada inta la ogyahay la sheegay inay garayaan labo ruux...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kulliyadda Jeneraal Kaahiye kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay Ciidamada Karabinyeeriga ee Dalka Talyaaniga, kuwaasoo fariin ka siday Taliyaha Guud ee ciidamadaas. Saraakiisha uu...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Dagaal...
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha oo Dab uu ka kacay ayaa sheegay in loo baahanyahay in Waddooyin waaweyn loo furo Suuqa, si loogu guuleysto daminta dabka nuucaani oo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreJaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaaso oo socdaal shaqo ku tegay Mareykanka. Xildhibaan...
Read moreCiidamada amniga ee gobolka Bari ayaa howlgallo ka fuliyay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kuwaasi oo ku baadi goobaya sidii ay gacan ugu soo dhigi lahaayeen bamgacmeed xalay lagu...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka uu soo dhoweeyay magacaabista Mudane Kheyre, uguna hambalyeeyay xilka culus...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho