Dowladda oo furtay mashruuc hal milyan oo qof lagu afurinayo bisha Ramadaan
Mashruucan afurinta ee bisha Ramadaan waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Warfaafinta, Awqaafta, Gargaarta iyo qaar ka mid ah Hay'adaha deeq bixiyeyaasha ah. Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Eng, Cabdiraxmaan...
Read more











