Wasiirka amniga gudaha oo shaqada ka fadhiisiyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Xamarweyne
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo muddooyinkan kormeerayey howlaha Saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan xilliyada habeenkii ayaa xalay wuxuu kormeer howleed...
Read more










