Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee XJFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga...
Read more









