Munaasbadaani oo ahey mid si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu dooranayay Guddoomiyaha Dhallinyarada ee Degmada Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Gaalkacyo. Munaasbadda...
Read moreMunaasabadan oo ay ahayd mid lagu taageerayay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayna soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka laguna qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay...
Read moreRugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta deeq lacag ah oo logu talagalay dadka abaaraha ay ku dhufteyn ku wareejiyey guddiga Qaranka ee gurmadka abaaraha. Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta oo Khamiis...
Read moreMunaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana...
Read moreDowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta cafis ufidiyay 4 badmaax oo u dhashay dalka Yeman kuwaasi oo ay maxkamada Galmudug 8dii Febaraayo ku xukuntay ganaax lacageed oo gaarayay 60kun...
Read moreKulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga Koobaad ee golaha Shacbiga Soomaaliyeed, isla markaana golaha horgeeyey Ra'iisul wasaarahiisa. Kalfhiga Koobaad...
Read moreArbaco, March 1, 2017,----Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay mudanayasha Baarlamaanka sida kalsoonida leh ee ay codka ku siiyeen. Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho