Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Maamulka...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Degmada Qandala ee Gobolka Bari. Safarka Madaxweynaha Puntland ee degmada Qandala ayaa ah mid uu...
Read moreXaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu qalab isboorti ku wareejiyay maamulka iskuulkaas, iyadoo qalabkaan uu yahay...
Read moreGuddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa shegay in muddo 45 cisho uu ugu kordhiyay Xildhibanada mamulka Galmudug, isagoo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreGuddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeelaha Hoose Maryan Muqtaar Axamed ayaa ka hadashay xaaladda haweenka ku sugan gobolka, iyadoo intaa ku dartay in sanadkan cusub ay qorsheynayaan sidii ay fursado shaqo...
Read moreXildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, guddoomiyaha Degmada Kaaran iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur ay xarunta dhiira gelinta Haweenka oo garab ka helaya Maamulka...
Read moreGuddiga abaaraha Qaranka ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanayaan, musharixiinta Mas’uuliyiinta dowladda iyo Ganacsatada, kuwaasi oo ay ujeedoodu ay tahay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Dadka ay abaaruhu saameeyeen....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho