Galmudug iyo Puntland oo heshiis ay goob-joog ka ahaayeen Madaxda D.F. S iyo Q.M Muqdisho ku gaaray “SAWIRRO”
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka lagu soo gabo-gabeenayey colaadda magaalada Gaalkacyo...
Read more











