Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta shir guddoominayay kulankii maanta ayaa Xildhibaanada baarlamaanka markale xusuusiyay muhiimadda ay leedahay in ay wax ka badal...
Read moreKulankan oo ahaa mid lagu daah furayey wacyi gelin la xiriirta sidii haweenku ay uga qeyb qaadan lahaayeen doorashooyinka la filayo 2016-ka , waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan...
Read moreXog ay heshay Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa lagu ogaaday in uu jiro qorshe Siyaasadaysan oo aan la ogayn sababta ka danbaysa kaas oo laga been abuuray Xildhibaan Faarax Sheikh...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulanka uu la qaatay madaxa Hay’adda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi, waxaa goob joog...
Read moreMuqdisho, 11 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR), Mr Filippo Grandi....
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka dhageystayaasha...
Read moreMaxkmad ku taalla Magaalada Polokwani ee Dalka Koonfur Afrika ayaa lasoo tagay laba nin oo South African ah oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil loogu geystay laba wiil iyo...
Read moreKoox Wariyeyaal ah oo la socday Saraakiisha uga sarreysa Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa maanta gaaray deegaanka Halgan, oo qiyaastii 50Km u jira magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho