Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 2aad oo kormeeray diyaarinta Qorshaha isbeddelka Qaranka
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta kormeeray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo si habsami leh uga socda xarunta Ciidanka Cirka...
Read more











