Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dirtay deeq gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda Shiinaha ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku wajahan degaannada...
Read more











