Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo beri ka bilabaneysa Beydhabo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, Mudane C/qaadir Shariif Sheekhunaa ayaa shaaca ka qaaday in maalinimada beri ah ay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay ka bilaabaneyso doorashadaa Xubnaha Aqalka Hoose...
Read more











