Garoowe: Akhriso magacyada qaar ka mid ah xubnaha Aqalka Hoose oo la doortay
Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa ka billaabatay doorashada xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub, iyadoo wejiga 1-aad ee doorashadaasi loo qorsheeyey in maanta la doorto 12-Xildhibaan. Magacyada...
Read more










