Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Ruushka ka codsaday in Soomaaliya laga taageero amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan dalka Rushka ayaa kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Sergei Lavrov oo ay ka wada...
Read more










