Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ku dhuumaleysanayay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose waxa ay sheegaan in halkaasi lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada...
Read more











