Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Dowlad Goboleeyada kalena ay ku howlan yihiin...
Read moreMagaalada Garowe ayaa maanta waxaa ka billaabatay doorashada xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub, iyadoo wejiga 1-aad ee doorashadaasi loo qorsheeyey in maanta la doorto 12-Xildhibaan. Magacyada...
Read moreHowlgalkan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) ayaa ciidamada Dowladda ee NISA iyo Booliiska oo kaashanaya kuwa AMISOM waxay ka sameeyeen Tuulooyinka Xero koowaad, Xero...
Read moreMaamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah mushaaraadkooda ugu deeqeen in ay uga qayb-qaataan Dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobalka Benaadir ahna...
Read moreMogadishu, 05 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMagaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose Barlamaanka Federalka...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa shir guddoomiyay shirka "Bandhiga Horumarinta Caalamiga ah ee Dalalka...
Read moreMagaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane ay iminka ku suganyihiin magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho