Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha qeybta Booliska gobolka Gaashaanle Dhexe Cabdi Ibraahim Shaamow iyo ku xigenka Maaliyadda gobolka...
Read more











