Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo caawa soo gaaray Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa lagu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha ayaa garoonka...
Read more











