Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la dhigay goob maqaaxi ah oo ku taala dhabarka dambe ee...
Read moreMaxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka shan wariye oo ay ku jiraan Sheekh Nuur Maxmed Abkey,...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ee uu maanta Muqdisho ka furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh...
Read moreHowlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii u dambeeyay uu dhacay xalay saqdii dhexe markii ay ciidamada...
Read moreKulan ay isugu yimaadeen ururrada haweenka ee ka jirta caasimadda, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay doorka haweenka...
Read moreGuddoomiyaha gudiga dastuuurka ee Baarlmaanka Soomaaliya Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ku sugan dalka Thailand ayaa waxaa kulan soo dhaweeyn ah u sameyay Jaalidda Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi, iyadoo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho