Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Djibouti u u magacawday Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Danjire Aden Hassan Aden. Madaxweynaha...
Read moreAllaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, halkaasi oo ay ku xanuunsaneyd muddooyinkan dambe. Guddoomiye ku-xigeenka haweenka...
Read moreWasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo maalinkii labaad ku sugan dalka Suudaan ayaa waxa uu booqasho ku tagay Jaamacada Neeliyn oo ay...
Read moreXildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo Jaamacadda SIU ay u sameysay in ka badan 80 arday iyo waftigii ka socday Jaamacadaha...
Read moreCiiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii Shabaab u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo lix maleeshiyo oo la socotay....
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gelinkii dambe saxiixay sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka kaddib munaasabad Kooban oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Munaasabada ayaa...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho