Wafdigan oo ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali, iyadoo ay la socdeen Xildhibaan...
Read moreMunaasabadda dhagax dhiga xarunta dugsiga sare ee lagu wado inuu yeesho deegaanka Ceeldibir ee bariga Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin ka socatay Wasaaradda Waxbarashada iyo kuwa maamulka...
Read moreDegmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta dhismooyinka iyo Waddooyin horleh kuwaasi oo qayb ka ah bilic soo celinta caasimadda...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta kormeer howleed ku tegay xarunta Hay'adda Qaxootiga iyo Barkacayaasha Qaranka, halkaasi oo ay...
Read moreWasaaradda amniga gudaha ayaa markale fursad siisay dhalinta ay qaldeen maleeshiyada Al-Shabaab in ay isaga soo tagaan oo ay ka faa’oodeystaan cafiska ay dowladda u fidisay Wasiirka Amniga gudaha ee...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreHowlgalkan ay ka sameeyeen ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya maamulka degmada Xamar Jajab ayaa waxa ay ku soo qab qabteen in ka badan 30 qof oo isugu jira rag iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho