Taliyaha Asluubta “Waxaa naga go’an in dhammaan Xabsiyada Dalka aan ka hirgelino Xarumo Waxbarasho” SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo ay wehliyeen ku Xiggeenadiisa iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Maxamed Cumar Xirsiile ayaa booqday halka uu marayo dhismaha...
Read more










