Hay’adda Dowladda Norway u qaabilsan dhanka gar gaarka beni’aadanimo ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladda beni’aadanimo sii xumaaneysa ee ka jirta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, taasi oo sababtay...
Read moreWafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho ku jooga dalka Burundi ayaa shir guddoomiyey Shirka sanad laha ee Dalalka ku bahoobay Ciidamadda Birmadka geeska...
Read moreInkastoo ay sahalantahay kudhawaaqista Ururo magacyadooda iyo halkudhigoodu ka turjamayo daryeelida iyo wax uqabashada darbijiifta ayaa hadana waxaa indhaha laga qarsan karin daruufaha adag oo ay wehliyaan baahiyaha noolaleed ee...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, "Yuusuf-dabageed" kadib wareegta ka soo baxday xafiiskiisa. Madaxweynaha dowlad goboleedak Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo...
Read moreSaraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa howlo kormeer ah u tegay deegaanka Ceel Baraf, kuwaasi oo ujeedka socdaalkooda ay la xiriirtay u kuurgelidda xaaladda magaalada, maadaama dadka intooda badan ay...
Read moreTaliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa u xiray maanta dallacaada haweeney kamid ah saraakiisha booliska Soomaaliyeed oo noqotay haweeneydii ugu horeysay marka loo eego ciidanka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, kaasi oo ay u dhamaatay howlihii shaqo ee uu ku joogay dalka. Kulanka...
Read moreWareysi gaar ah oo warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Gaashanadhigga Dwoladda Federaalka Somaaliya Mudane Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayuu kaga hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho