Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo dhagax dhigay waddooyin “SAWIRRO”
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga u ah Puntland. Kormeerka uu maanta ku marayey magaalada...
Read more











