Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray Cadaado
Qeybtii ugu horeysay ee ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad goboleedka Galmudug, kuwaasi oo ka qeyb...
Read moreQeybtii ugu horeysay ee ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad goboleedka Galmudug, kuwaasi oo ka qeyb...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in munaasabadda maanta loogu dabaal degayo ay tahay mid si wada jir ah loo qabtay, isla markaana aysan...
Read moreSiminaarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Daryeel iyo Ururka Wadaniga ee SOSDA isla markaana ahaa mid lagu baranayay sida loo ilaalin karo caafimaadka bulshada ayaa loo qabtay ilaa 30...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha aqalka sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya u matalaya Puntland, kuwaas oo khamiistii lasoo dhaafay...
Read moreWaxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ka bilaabatay xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble. Waxaa munaasabadda ka qeyb galay madaxda dalka,...
Read moreMogadishu, 22 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaaamijka Imaqashii ee ka baxa Radio Muqdisho, kaasi oo lagu soo qaato tahniyadaha dhalasho, aroosyo iyo meher intuba. Hadaba cid Allaale iyo...
Read moreMas’uuliyiin ka tirsan degmooyinka Deyniile, Hodan iyo Kaxda ayaa maanta daahfuray mashruuc wacyigelin ah oo laga hirgelinayo xerooyin Barakac oo ku yaala degmooyinkaasi. Mashruucan wacgelinta ah oo loo sameynayo barakacayaasha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho