Maamulka Degmada Hodan oo ku baaqay in laga shaqeeyo dariseynta
Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay ololaha dariseynta ee ka socda xaafadaha degmadaasi, si loo xoojiyo guud ahaan nabadgelyada degmada. Guddoomiye Axmed Salaad Ibraahim oo...
Read more









