Danjire Jamal Barrow oo Tacsi u diray Xildhibaanadii iyo Shacabkii ku geeriyooday weerarkii xalay
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Wadanka Koonfur Afrika Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray Qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii ku geeriyooday Qaraxii Ambassador Hotel ay la beegsadeen Argagaxisada. “Waxaan...
Read more










