Soomaaliya iyo Norway oo ka wada hadlay horumarinta Waxbarashada
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho hawleed ku jooga magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Norway ayaa kulan la yeeshay Wasiiru-dowlaha Horumarinta...
Read more










