Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Madaxii Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada gobolka Gedo iyo 20 xubnood oo kale oo ka tirsan Kooxdaasi Millateriga Kenya ayaa sheegay ku dhowaad...
Read moreTaliska ciidanka xoogga dalka ee beriga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidanku ay dileen horjoogiyaal ka tirsan Al-Shabab kaddib howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Kornel Axmed Maxamed...
Read moreWefdi ka socda dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo halkaasi maanta tababar loogu soo gabegebeeyay ciidanka qeyb ka ah kuwo maamulkaas. Wafdiga...
Read moreJaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu usoo magacowday Warbaahinta Qaranka ee Cariga Ingiriiska Marwo Faadumo Faandhe...
Read moreWasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobolka benaadir Fanaanin, ururrada bulshada rayidka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad...
Read moreWasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay ka qeybgalay munaasibad qeyb ka aheyd xuska sanad guuradii 46 ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Read moreTaliyaha ciidanka Booliska Somaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Baladweyne, halkaasi oo uu kula kulmay saraakisha ciidanka booliska ee ka howgalla saldhiga. Sareeyo Gaas Maxamed...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho