Wararka laga helaayo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba bur-buriyeen Saldhig lagu tababbaro maleyshiyaad ka tirsan...
Read moreWasiirka kalluumesiga iyo kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyin ka socotay hey’adda FAO ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka hadlay howlgalka ka dhanka Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ayaa sheegay inuu socdo wejigii ugu dambeeyay ee howlgallo...
Read moreUrurka Haweenka Qaranka ayaa casho sharaf u sameeyey duubabka dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha Dhexe, waxaana dhextaal u aheyd ka hadalka dhameestirka shirka Maamul u sameynta labada gobol, waxaana ka...
Read moreBaarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya meel marinta hanaanka doorashada ee dalka sanadkan 2016, iyadoo kulanka Baarlamaanka uu hortagayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababbar aqoon korosi ah u furay afartan sargaal oo ka tirsan ciidanka booliska, kaasi oo qeyb ka ah sare...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wasaaradda shaqada ku amray inay dhisaan sanduuqa naafada Qaranka, si bulshada Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadato u gurmashada dadka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho