UNHCR oo gaadiid boolis ku wareejisay booliska kenya ee ilaaliya xeryaha qaxootiga
Xafiiska Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan UHNCR ee magaalada Nairobi ayaa gaadiid loogu tala galay in lagu ilaaliyo ammaanka Xeryaha Qaxootiga ku wareejiyay Booliska gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya....
Read more








