Wasiirka Amniga “Alle ayaa mahadleh qasaaro intan ka badan ayuu la damacsanaa dhagarqabaha isqarxiyay”
Wasiirka amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka hadlay qarax maanta ka dhacay maqaayad ku taala sarta Hooyooyinka ee degmada Xamar...
Read more











