Kulan loogu duceynayay dhallinyaradii ku dhimatay badda oo lagu qabtay xeebta Liido
Kulankan oo ahaa mid loogu duceynayey dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday biyaha u dhaxeeya Masar iyo Talyaaniga oo lagu qabtay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka qeyb galay...
Read more










