Shirka looga hadlayay wadashaqeynta laamaha amniga oo ka dhacay Kismaayo
Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay shir muhiim ah oo u dhaxeeya maamulka iyo daneeyayaasha amniga. Kulanka...
Read more











