Baarlamaanka oo mariyay akhrintii sadexaad shrciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada
Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mariyay akhrintii saddexaad sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo...
Read more










