Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururadda Bulshada rayidka oo kulan ku yeesha Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururada Bulshada rayidka ee dalka ayaa waxa ay dhaliil usoo jeediyeen Guddiga dabalka Cunuqabateyn hubka saaran ee Soomaaliya iyo Eritrea kaa soo ay ku eedeeyeen in warbixinadooda ay ku weeraraan Madaxda iyo Ganacsada Dalka.

Shir ay maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen culumaa’udiin aqoonyahanno, haweey, hogaamiyeyaasha dhaqanka ayaa waxay ku dhaliileen warbixinada guddiga dabagalka iyo la socodka cunaqabateenta hubka saaran ee Soomaaliya iyo Eritrea.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Hogaamiyayaasha dhaqan ee halkaasi ka hadlay ayaa isku raacay in warbixinada ka soo baxa guddigaas ay u arkaan kuwo loogu gafo sida ay sheegeen madaxda dalka iyo dadka magaca ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed

Inta uu kulanka socday ayaa waxaa qadka taleefoonka uga qeyb galay Prof, Cabdi Ismaaciil Samatar oo soo jeediyey in qorsho kasta oo la doonayo is lagu wax yeeleeyo Qaranimada Soomaaliya looga guulaysan karo in la helo Midnimo

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo shirkii maanta soo xiray ayaa si koban u sheegay in loo baahanyahay in la sameeyo Guddi ka hortaga wararka been abuurka ah ee ay inta badan guddiga dabagalka cunuqabateynta hubka saaran Soomaaliya iyo Eritrea soo saaraan, kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa been abuur ah.

“Maalin waliba qofka la is lee yahay Magac ayuu lee yahay ama muuqda ayaa la doonayaa in magaca laga dilo, dembina madaxa loo geliyo, taas oo ah mid siyaasadeed, waa arrin muddo soo jirtay, marka dalkaan waxaad moodaa inaan laga rabin Sharaf, waxaan weli ku jirnaa dumin marka macna weyn ayay inoo tahay inaan guddi sameyno oo ka hortaga dayacaayadaha guddiga dabalka Cunuqabateyn ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea” ayuu yiri Maxamed Xasan Xaad.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo soo xiray shirki Qaran ee looga hadlayay horumarinta dowladaha hoose

Next Post
Madaxweynaha oo soo xiray shirki Qaran ee looga hadlayay horumarinta dowladaha hoose

Madaxweynaha oo soo xiray shirki Qaran ee looga hadlayay horumarinta dowladaha hoose

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In