Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo soo xiray shirki Qaran ee looga hadlayay horumarinta dowladaha hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo soo xiray shirki Qaran ee looga hadlayay horumarinta dowladaha hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sooo xirey shir looga hadalyay hanaanka qaran ee dowladaha hoose kaasoo muddo Sadex maalmood ah ka socdey magalada Muqdisho, Iyadooย  Madaxweynahaย  dhankale kalena uu kaย  Hadley dagaalka puntlnad ay kula jirto argagixisada Shabaab.

Shirkan uu soo xeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay so qaban qaabisay wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa Maalmihi uu socday waxa diiradda Lagu saaray Horumarinta Dowladaha Hoose waxaana lagu soo bandhigay Barnaamij loogu Magacdaray Wadajir.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Intii uu socday Shirkan wax ka qeyb galay wafuud ka socotay Dowlad Gobleedyada iyo Gobolada Banaadir, Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

Xogahayaha Joogtada ah ee Wasaardfa Arimaha Gudaha Prof. Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in Gundhigga shirkan uu ahaa yagleelidda Dowlado hoose oo Awood leh.

โ€œWaxa Gundhigga Barnaamijkan uu ahaa in la helo Hanaan Qaran oo lagu Yagleelayo Dowladda Hoose oo loo dhan yahay kaasoo waafaqsan Dastuurka ku meel gaarka ee dalkaโ€ ayuu yiri Xogahayaha Joogtada ah ee Wasaardfa Arimaha Gudaha Prof. Yaxye Cali Ibraahim.

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ismaaciil Macali Guure Wasiirka Arimaha Gudaha ee Galmudug Jaamac Xasan Salaad iyo wasiirka arimaha Gudaha Koofur galbeed Cabdiraxmaan aadan Ibraahi ayaa ka hadlay Ahmiyadda uu laha shirkan, iyagoo ku tilmaamay shirkan mid loo baahnaa.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ka hadlay meelaha uu taabanayo Barnamijkan ayaa yiri, โ€œQorshahaasi waxa uu isagu jiri doonaa maamul Dhisidda Dib u heshiisiinta Nabad Dhisadda wada hadalka Bulshada iyo wacyi gelinta, mashaariicdaย  NGO-yada iyo Hayโ€™adaha caalamiga ah, waxa uu siinaya Qorshe ay raacaan waxa uuna taageeraya in dowlad Goboleedkasta dagmada kasta in lala socda waxa ka socda iyo sida ay u socdaan”

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” waxa uu tilmaamay in barnaamijka wadajir haddii la hirgaliyo uu xoojinayo Dowladnimada.

โ€œBarnaamijkan wadajir waa mid aad iyo aad u fiican wa xaqiijinta Dowladnimada haddii la hirgaliyo wuxu fududeeynayaa in dadka la gaarsiiyo dowladda ilaa heer Tuulo iyo dagmoโ€ ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”

Madaxweyne Xasan Shiiq oo soo xiray Shirka hanaanka Qaran ee Dowladaha Hoose ayaa tilmaamaay in dhismaha Horumarka dalka uu ku xiranyahay Dowlad Hoose oo Xoogan.

โ€œHadaan dalka Horumarinayno waa inaan xoogga saarna Horumarinta Dowladaha Hoose maaha kaliya inaan magaca ka dhisno waa inaan dadka ka dhisna dadka Soomaaliyeed waxaan ugu dardaarmaya inay doortaan dadka kuwa ugu fiican maaha kaliya qofkii ugu xooggan laakin waa in la doortaa kuwa ugu aqoonta badan ugu amaanada fiican bulshadaโ€ ayuu yiri madaxweynaha.

Madaxweynahaย  ayaa dhinaca kale qudbadiisa uga hadlay Dagaalka Ciidamadda Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ay kula jiraan Argagaxisada Shabaab.

โ€œDagaalka ka socda Garmaal iyo deegaannada Puntland wan ku Garabtaaaganahay Bulsha iyo dowlada Puntland” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale ย ka hadlay Abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka ย isagoo dagdag ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in loogu Gurmado dadka ay abaaruhu saameynta ku yeesheen.

Previous Post

Ururadda Bulshada rayidka oo kulan ku yeesha Muqdisho

Next Post

Afar qofood oo ku dhimatay Qarax ka dhacay magaalada Istambul ee dalka Turkiga

Next Post
Afar qofood oo ku dhimatay Qarax ka dhacay magaalada Istambul ee dalka Turkiga

Afar qofood oo ku dhimatay Qarax ka dhacay magaalada Istambul ee dalka Turkiga

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In