Suldaanka Saldanada Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Siciid ayaa waraaqahii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Cumaan Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano). Safiirka ayaa ugu horreyn salaan sharaf kaga qaatay...
Read moreWasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa maanta furay aqoon isweydaarsi ku saabsan waajibaadka aas aasiga ah ee dowladaha Hoose oo ay ka qeyb galeen Wakiilo ka kala socda maamul...
Read moreXaflada xil wareejinta ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’muuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Read moreBarnaamij loogu magac daray (GO TO SCHOOL ) oo Ardayda Soomaalida ee wax barata dugsiyada iyo Jaamacadaha ku yaala magalada Johannesburg ayaa ku qabteen xaafadda Mayfair ay Soomaalida u badantahay....
Read moreKormeerkaan uu maanta taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliya ahna kusimaha Taliyaha oo kormeerka ku tegay dugsiga sare booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa mid uu ugu...
Read moreMalaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho oo uu kaga hadlayay xaalada dalka ayaa bogaadiyay dadaallada xukuumada Soomaaliya ay ugu...
Read moreJaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa qabatay xaflad lagu soo dhaweynayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale. Xafladda oo ay...
Read moreMadaxweynaha Dawladd goboleedka Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka Puntland ayaa maanta kusoo dhoweeyey Garoonka diyaaraha ee Garoowe Madaxweynaha Dawladd goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho