Madaxweynaha oo u ambabaxay dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo uu uga qeyb geli doono shir ku...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo uu uga qeyb geli doono shir ku...
Read moreCiidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir ku soo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidmada ayaa howlkanka ka...
Read moreDowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in deegaannada Caad & Ceel-Cabdi lagu dilay 22 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kadib markii dadka deegaanadaasi ay ka biyo diideen lacago baad ah oo ay...
Read moreDhalinyaro ka badan 100 qof oo tan iyo sanadkii 2011-ka ku xirnaa dalka India, loona heysto burcad badeednimo ayaa lagu soo waramayaa inay ku jiraan xaalado nolol xumo, kuwaasi oo...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreTaliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska ayaa maanta hawlo kormeer ah ku tegay Saldhigga booliska ee Degmada Xamar ...
Read moreGuddi dhawaan isu xilsaaray in uu soo afjaro khilaaf sababay in ururka Suxufiyiinta Qaranka uu yeesho labo hogaan, ayaa waxa ay maanta Muqdisho kula kulmeen suxufiyiinta ka howlgalla Warbaahinada kala...
Read moreHay’adda shaqaalaha Adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ILO ayaa mashruuc loogu magac daray xalka waara ku daahfurtay magaalada Baydhaba. Mashruucan oo ay maalgelineyso dowladda Japan ayna...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho